Haweeney Soomaali ah oo Maxkamad loo soo tagaay dilka ilmo yar oo ay dhashay

Haweeney Soomaali ah oo 29 sano jir ah ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka waxaa loo heystaa inay dishay ilmo yar ay dhashay oo 3 bilood jir ahaa. Gabadhan Soomaalida ah ayaa Jarmalka la keenay iyadoo yar oo waalidkeeda la socota, dugsi sare ayay ka baxday, Jaamacadda … Continue reading Haweeney Soomaali ah oo Maxkamad loo soo tagaay dilka ilmo yar oo ay dhashay